Fanaanka Axmed Naaji oo Af Talyaani lagu Wareystay kana yaabsaday Wariyada Wareysanaysay VIDEO

Fanaanka Axmed Naaji oo Af Talyaani lagu Wareystay kana yaabsaday Wariyada Wareysanaysay VIDEO

daajis.com:- Fanaanka Qaaliga ah ee Soomaaliyeed Axmed Naaji Sacad kana mid ah fanaaniinta sida weyn loo qadariyo ayaa wareysi xiiso leh siiyey Telefishinka ku hadla Afka Talyaaniga ee lagu magacaabo Canel RAI ayaa wareysi xiiso leh siiyey isagoo Wata Kabankiisa ama qaaciga uu ku caan baxay.

Fanaanka ayaa ka jawaabay dhowr su’aalood oo la weydiiyey isagoo ka sheekeeyey taariikh horey u dhacday iyadoo waraysiga uu soconayo ku dhawaad 5 daqiiqo ayaa mid aad u xiiso badan.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada