Jaamacad ku taalla Soomaaliya oo noqotay Xarun ciidan lagu tababaro

Jaamacad ku taalla Soomaaliya oo noqotay Xarun ciidan lagu tababaro

daajis.com:- Xarunta Jaamacadda Kismaayo ee ku taalla waqooyiga magaalada Kismaayo, ayaa noqotay xarun melatari oo lagu tababaro Ciidamo ka tirsan Dowlada Soomaaliya.

Gudoomiyaha Jaamacadda Kismaayo, Cabdulqaadir Sheekh Maxamed Xikam, ayaa sheegay in Jaamacaddu ay kaalin hore uga jirto Jaamacaddaha Africa laakiin deganaashaha Ciidamadaan ay wiiqeyso horumarkii ay hiigsanayeen.

Xikam, ayaa dalbaday in si dhakhso ah looga guuro Xarunta Jaamacadda si ay u sii lalaabaan dadaalka ay wadaan.

Dalka Soomaaliya, ayaa ku jira Wadamadda ugu Jaamacadaha badan Africa, waxayna Jaamacaddaani ka mid tahay kuwa ku yaalla Koofurta dalka Soomaaliya.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:43 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada