Maqal: wasiir ka tirsan DFS “Cumar C/rashiid & Xasan Sheikh dalka waxay u qaybiyeen Kenya Iyo ETHOPIA

Maqal: wasiir ka tirsan DFS “Cumar C/rashiid & Xasan Sheikh dalka waxay u qaybiyeen Kenya Iyo ETHOPIA

daajis.com:- Wasiirka Howlaha ee Dawlada Federaalka Saalax Sheekh Cusman ayaa sheegay in Madaxweynaha iyo R/wasaaraha Soomaaliya aay galeen khiyaano qaran.

HALKAN KA DAAWO VIDEO


Masuulka ayaa ku eedeeyay Madaxeynaha iyo RW Cumar Cabdirashiid in aay Soomaaliya ukala qeybiyeen Itoobiya iyo Kenya.

Dhinaca kale Wasiirka ayaan isku daynay in aan wax ka weydiino wareysigan inuu ogaa marka uu bixinayay iyo
in laga duubay isagoo aan ogeyn, ayaa diiday in uu ka jawaabo su’aalihii.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada