daajis.com:- Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamijka Caweyska Washington, Waxaana Barnaamijka lagu soo qaatya qaar kamid ah waxyaabaha yaabka leh ee loogu tago magaalada DUBAI oo ay ka mid yihiin Gaadiid dahab ka samaysan, Duurjoog guryaha lagu soo xaraystay, Sheekooyin kaa yaabin doona iyo waxa aad kala Kulmayso Hoteelada.
Sidoo kale Barnaamijka ayaa waxaa lagu soo qaatay Waraysi Xiiso badan oo ay bixisay Fanaanada Soomaaliyeed ee Maryan Mursal Ciise oo marti ku ah Barnaamijka Cawayska, waxaana soo Jeedinaysa Caasho Cuud.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 22:00 and have

