Niqaabka Haweenka oo laga mamnuucay Mid kamid ah Gobolada loogu dalxiiska jecel yahay Qaarada Yurub + SAWIRO

Niqaabka Haweenka oo laga mamnuucay Mid kamid ah Gobolada loogu dalxiiska jecel yahay Qaarada Yurub + SAWIRO

daajis.com:- Mid ka mid ah gobolada ugu caansan Qaarada Yurub ayaa waxaa si toos ah looga mabnuucay xijaabka indha-shareerka waxaana dumarkii soo xirto ama amarkaas jabiya lagu ganaaxi doonaa aduun gaaraya 9.200 oo Euro.

Gobolka Tesssin oo ku yaal wadanka Switzerland aadna ugu wanaagsan dhanka dalxiiska ayaa soo rogay sharcigaan cusub waxaana gobolkaan looga hadlaa luuqada afka Talyaaniga . Magaalooyinka ugu caansan qaarada Yurub ee loo dalxiis tago ayaa gobolkaan ku yaala waxaana ka mid ah Lugano iyo Bellinzona .




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada