daajis.com:- Sawir gacmeedkaani laga sameeyay R/wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke iyo Madxaweynaha Dowlada Kenya Uhurro Kenyatta ayaa waxa uu kusoo beegmayaa xili ay furan tahay dacwado u dhexeeya labada dal oo ku aadan Bada Soomaaliya.
Sawir gacmeedka oo aragtiyo badan muujiyay ayaa waxaa astaan looga dhigay muranka Bada Soomaaliya iyo heshiisyo dhexmaray labada masuul.
Sandado ay ku kala jiraan Lacg iyo Bada Soomaaliya ayaa la garab dhigay labada masuul, waxaana taasi barbar socda gacan qaadka R/wasaaraha iyo Uhurro Kenyatta oo loogu dan leeyahay inuu dhacay heshiis, sida uu sawiraaga sawirkaani ku cadeeyay sawirka.
Sawirkaani ayaa imaanaya iyadoo maalmo ka hor ay Dowlada Kenya sheegtay inay gudbineyso Dukumiintiga lahaanshiyaheeda Bada Soomaaliya.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 18:30 and have

