daajis.com:- Farshaxanka Soomaaliyeed ee Amiin Caamir ayaa Sawir xigmad badan ku muujiyey Dalalka Soomaaliya iyo Kenya Sida ay yihiin – iyo Sidoo kale sida ay isku arkaan.
Sawirka ayaa Muujinaya in dalka Soomaaliya oo leeyahay Awood badan, Laakiin ayna u muuqan Awoodiisa iyo waxkasta oo ay qabsan karaan, islamarkaana ay taas badalkeeda isku arkaan kuwa aan tamar lahayn.
Sidoo kale Kenya ayaa sawirku Muujinayaa Daciifnimada dul hogonaysa iyadoona isula muuqata mid Awood badan leh.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 22:30 and have
, Published at