daajis.com:- Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamijka Qubanaha VOA-da oo todobaadkan lagu soo qaatay qodobo xiiso badan, waxaana soo Jeedinaya Sahra Cabdi axmed iyo Cabdiraxmaan Xuseen Furre.
“Waa sidee soo dhowaynta Reer Yurub ee Muhaajiriinta Weerarkii Paris kadib iyo Kumanaan Qaxooti ah oo dhex lugaynaya Yurub oo dhowaan Wajihi doona Qaboow Daran, mid kamida dhalinyarada kasoo noqday ISIS oo daaha ka qaaday arimo lama filaan ah, Guryo ku yaala maraykanka oo weli loo dhismo habkii Qadiimiga ahaa ee dhoobada iyo Looxa”
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 22:00 and have
, Published at