daajis.com:- Wasiirka warfaafinta maamulkla Siilaanyo ayaa sheegay in uu rabay in uu isna is casilo laakiin uu sheegay in uu kala cishooday Siilaanyo oo magacaabay hadana xilka ka qaadi kara. Cukuse ayaa sheegay in uu ku jiro kooxda uu hogaamiyo Xirsi Tooriile ee musharaxa u yahay Maxamed Biixi.
Hoos ka Daawo
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 02:00 and have
