daajis.com:- Waxaa xaqiiq ah in Ciidamada Kenya Baarlamaankii hore ma keenin, kuwa Itoobiya ma keenin waana arkeysaan nin dhulkaaga dhinac ka dhisanaya oo maanta aad leedahay walaalkee waaye, Kismaayo ayuu ii difaacayaa iyo Beledweyn ii difaacayaaa xaqiiqda ma ahan taas, madaxnimo jaceyl nagu jirto”ayuu yiri Dahir Amiin Jeesow.
“Dad baa noo hoosaasinooyo umadda soomaaliyeed iyo shacabkeeda waa arkaan dadkaas ciidamada Kenya mar hadii badda ay soo gashay, dhulkiina ay hada ku darsan rabto waa in Baarlamaanka Federaalka uu ka soo baxaa qaraar dalka looga saarayo”ayuu si kulul u yiri Xildhibaan Dahir Amiin Jeesow.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 22:30 and have

