CADEYN: Ahlu sunna oo Ogolaatay ku biirida Galmudug

CADEYN: Ahlu sunna oo Ogolaatay ku biirida Galmudug

daajis.com:- Caasimada Online ayaa heshay warqad qoraal ah oo lagu cadeynayay in maamulka Ahlu sunna ee gobolada dhexe diyaar u yihiin iney la midoobaan maamulka Galmudug ee madaxweyne C/kariin Xuseen Guuleed.

Qoraalka warqada ayaa waxaa ku saxiixnaa madaxweynaha maamulka Ahlu sunna ee gobolada dhexe waxaana lagu muujiyay in Ahlu sunna diyaar u tahay iney wadahadal la furto maamulka Galmudug.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada