daajis.com:- Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa yeelanaysa Garoon Diyaaradeed oo Caalami ah, Kaasi oo ay ka dagi karaan diyaaradaha waaweyn ee dunida u kala goosha, waxaana Howsha Dadaalka maamulka iyo shacabka ka sokow ka shaqeynayay Shirkada CCECC oo ah Shirkad laga leeyahay Dalka shiinaha.
Waxaa la dhisay laami dheerer ahaan dhan 2.4 Km, waxaana bil nasasho ah ka dib lagu dari doonaa 1km taas oo ka dhigeysaa mid ka mid ah garoomada ugu weyn afrika.
Waxaa la qorsheyay dhismaha Terminal nashashadiisa barnaamijka ay ku jirto oo ah mid caalami ah, waxaana diyaarsan Goobtii diyaaraduha la dhigi lahaa (Parking) oo ay qaadi doonta diyaarado farabadan.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 00:28 and have
, Published at