Ciidamka Galmudug ayaa la sheegayaa iney u sii galeen xaafada Garsoor halkaasi oo dagaalka Xoogiisa uu ka dhacay.
Ciidanka dagaalamaya ayaa isku adeegsaday rasaas iyo waliba qoryahah waa weyn oo dhawaqooda laga maqlayo goobaha fog fog,sida wararka aynu ku heleyno.
Talaabadaan ayaa burineysa Heshiiskii shalay lagu gaaray islamagaasi,kaasi oo dhexmaray Puntland iyo Galmudug.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 18:00 and have
