daajis.com:- Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamijka Qubanaha VOA-da oo todobaadkan ay soo jeedinayaan Sahra cabdi Axmed iyo Cabdiraxmaan Xuseen Furre.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Waxaa ka mida qodobada aad ku daawan doontaan“Falanqayn kusoo saabsan heshiiska madaxwaynayaasha Puntland iyo Galmudug ku gaadheen Gaalkacyo iyo inay ka dhabayn doonaan, Warbixin ku saabsan Dhismaha hotelka caanka ah ee Jaziira ee magaalada Muqdisho, Qodobo kale iyo Waraysi uu bixiyey Wasiirka qorshaynta Soomaaliya”
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 18:30 and have
