DAAWO: Diyaaradaha Dagaalka UK oo Duqeyntii u horeysay ku qaaday SYRIA

DAAWO: Diyaaradaha Dagaalka UK oo Duqeyntii u horeysay ku qaaday SYRIA

daajis.com:- Diyaaradaha dagaalka UK ayaa duqeyntii u horeysay oo ka dhan ah kooxda la magac baxday dowladda islaamiga ama Daacish ee ku sugan dalka Suuriya, sida ay xaqiijisay Wasaaradda difaaca.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Duqeymahan ayaa yimid saacado kadib markii Xildhibaanada Baarlamaanka UK ay ansixiyeen qorshe uu soo bandhigay Ra’iisul Wasaare David Cameron oo ahaa duqeymo ay ka fuliyaan Suuriya.


Afar ka mid ah diyaaradaha loo yaqaano Tornado RAF oo ka soo duulay saldhigga Qubrus ayaa saacado ka hor duqeymo ka fuliyay Suuriya, iyagoo beegsanayay bartilmaameedyo ku yaala Suuriya oo ay ku sugan yihiin Daacish.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada