DAAWO: Madaxweynayaasha Puntland iyo Galmudug oo Gacmaha isqabsaday iyo Qodobada lagu heshiiyey (Akhriso)

DAAWO: Madaxweynayaasha Puntland iyo Galmudug oo Gacmaha isqabsaday iyo Qodobada lagu heshiiyey (Akhriso)

daajis.com:- Garoonka diyaaradaha ee Cabdullaahi Yusuf magaalada Gaalkacyo waxaa ka furmay shir u dhexeeya Puntland iyo Galmudug, shirkan oo ay ka soo shaqeeyeen Dowladda federaalka Soomaaliya maamul goboleedyada iyo Beesha Caalamka ayaa markii u horeysey waxaa isku horfariisiyey   Puntand iyo Galmudug.


Madaxweynayaasha Puntland iyo  Galmudug ay ku wada sugna hoolka uu shirku ka dhacay Ayaa halkaasi si wada jir ah gacmaha isku qabsaday, Sidoo kalana  labada dhinac ayaa  saxiixay heshiis ka kooban afar qodob, oo ay ugu horeyso, Xabbad joojin, Ciidamada oo la kala qaado, iyo wada hadal dhab ah oo la isugu yimaado.

Hadaba Warbaahinta Kalshaale.com Waxay idiin soo gudbinaynaa hishiiska lagu kala saxiixday Garoonka  Diyaaraha ee magaalada Gaalkacyo iyo Sawirka labada Madaxwayne ee Galmudug iyo Puntland. HOOS KA AKHRISO.




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:59 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada