Daawo Sawirada Jarmalka oo ku soo biiray Dagaalka ka dhanka ah ISIS una dirtay Ciidamo iyo Diyaarado casri ah

Daawo Sawirada Jarmalka oo ku soo biiray Dagaalka ka dhanka ah ISIS una dirtay Ciidamo iyo Diyaarado casri ah

daajis.com:- Baarlamaanka dalka Germany oo loo yaqaan (Bundesparlament) oo dhawaan cod laga qaaday ayaa waxeey si buuxda u ogalaadeen in 1.200 oo ciidamo ah ay ku biiriyaan wadamada isku baheeystay la dagaalanka kooxda Daacish oo ku xoogan dalalka Siiriya iyo Ciraaq.

Raisal wasaarada dalka Germany Mss.Angela Merkel oo codsigaan hor dhigtay xubnaha baarlamaanka dalka Germany ayaa ugu dambeeyntii waxay ku guuleeystay in dalka Germany uu markii ugu horeeysay ka mid noqdo wadamada la dagaalamaya xoogaga Daacish wuxuuna Jarmalka iminka u diray dalka Siiriya Diyaarado dagaal oo casri ah iyo ciidamo aad u hubeeysan .

Sidoo kale Baarlamaanka dalka Ingiriiska ayaa maanta cod u qaadaya inay ka mid noqdaan isbaheysiga Daacish kula dagaalamaya dalka Siiriya iyo in kale waxeeyna Ingiriiska ciidankooda markii hore ku sug naayeen kaliyah dalka Ciraaq .




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:08 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada