daajis.com:- Wakiilka Urur Goboleedka IGAD U Qaabilsan Soomaaliya Amb. Maxamed Cabdi Afey Ayaa Qud Bad Dheer Oo Uu Kajeediyey Shirkii Nabadaynta maamulada Galmudug Iyo Puntland Waxaa Uu Dhagaha Kagaraacay raysal Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdi Rashiid Cali Shramaarke
Amb Ayaa si Kulul Uga Hadlay Masuuliyad Darada Kajirta Soomaaliya Iyo Shakhsiyaadka Haya Xilalka Ugu Sareeya Dawlada Soomaaliya Isagoo Dar daaran Xoogan Ujeediyey Madaxweynaha Iyo raysal wasaaraha Uguna Baaqay Inay Ilaashadaan Aakhiradooda Sidoo Kalana Ku Tilmaamy Kuwo inta Badan Iska Dhaga Tira Xaaladaha Dhabta Ah Ee kajira Dlaka Soomaaliya
Waxaana Uu Si cad Uga Hadlay Dhibaatadii Iyo Xasuuqii Kadhacay Magaalada gaal kacayo taasi Oo Uu Ku Eedeeyey Masuulada Labada Maamul Iyo dawlada Soomaaliya Oo UU Sheegay Inay Maalinba Maalinta Kadanbaysa Siixumaanayso
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 16:43 and have

