DAAWO MUUQAAL: Ciidanka Jubaland Oo maanta Qaaday Weerar iyo DAGAAL Qadhaadh oo dhexmaray AL-SHABAAB

DAAWO MUUQAAL: Ciidanka Jubaland Oo maanta Qaaday Weerar iyo DAGAAL Qadhaadh oo dhexmaray AL-SHABAAB

daajis.com:- Ciidamada Jubbaland oo ay waheliyana kuwa AMISOM ay saaka weerar ku qaaday fadhiisimo ay Al-shabaab ku leeyihiin galbeedka magaalada Kismaayo, waxaana  Ciidamada huwanta oo ku hubeysan hubka noocyadiisa kala duwan iyo gaadiidka dagaalka ay ka amba baxay magaalada Kismaayo iyagoo weeraray deegaanada Beerxaani, Goloshumbi iyo deegaano kale halkaasoo ay ka arriminayeen kooxda Al shabaab.


Deegaanada ay Ciidamada huwanta weerarka ku qaadeen ayaa magaalada Kismaayo ujira 50 KM dhanka galbeed, Sidoo kalana Ciidamada Jubbaland iyo kuwa AMNISOM ayaa iska caabin xooga kala kulmay Maleeshiyaadkii Al shabaab ee ku sugnaa deegaanada lasoo weraray.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada