daajis.com:- Hinda Xaaji Maxamed oo ka tirsaneyd wariyeyaasha ka howlgala warbaahinta Dowladda ayaa shalay lagu qarxiyay gaarigeedii oo loogu xiray waxyaabaha qarxa, dhaawac kasoo gaarayna ay u dhimatay.
Kadib markii uu qaraxa dhacay kadib ayaa waxaa goobta soo gaaray ciidamo ka tirsan booliska, kuwaasi oo goobta ka eryay dadkii kusoo xoomay, waxaana daqiiqado kadib yimid saraakiil caddaan ah oo qaarkood hubeysan, kuwaasi oo baaris ku sameeyay si macluumaad looga helo qaraxa iyo ciddii ka danbeysay intaba.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 18:37 and have
