Muuqaal:- Faysal Waraabe oo Dhaqaale La’aan ay ku habsatay oo Bilaabay inuu Caawimo Aruursado iyo Hadal yaab leh

Muuqaal:- Faysal Waraabe oo Dhaqaale La’aan ay ku habsatay oo Bilaabay inuu Caawimo Aruursado iyo Hadal yaab leh

daajis.com:- Kadib markii dhowaan uu khilaaf xoogan soo kala dhexgalay Xisbiga UCID, islamarkaana uu laba garab  oo kala Hogaanimayaan Faysal Cali waraabe iyo Jamaal Cali Xuseen u qaybsaday, ayaa waxay arintaasi saamayn xoogan ku yeelatay Faysal.

HALKAN KA DAAWO VIDEO


Faysal Cali waraabe ayaa sheegtay inay hayso dhaqaale La’aan baahsan, Wuxuuna sheegay inuu meelahaas ka Aruursado Caawimooyin (Tabarucaad),  Wuxuuna sidoo kale goobtaasi ugu dooday in Xisbiyada kale  ee Kulmiye iyo wadani ay labaduba awood leeyihiin “Waa laba Xisbi Xaakim, Mid wuxuu Xukumaa Baarlamaanka Midna Dawlada, Xaga Dakhliga anagu waxba ma maamulo waxaan Aruursanaan Tabaruc” ayuu yidhi Faysal Waraabe.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada