Daawo Sawirada:- Madaxweyne Putin oo isku dhex yaacay iyo Shacabka dalka Turkiga oo magac cusub u bixiyay

Daawo Sawirada:- Madaxweyne Putin oo isku dhex yaacay iyo Shacabka dalka Turkiga oo magac cusub u bixiyay

daajis.com:- Madaxweynaha dalka Ruushka Mr.Vladamir Putin ayaa Caalamka oo idil ka yaabsaday kaas oo maalin kasta ku soo rogoya dalkiisa sharci cusub oo ka dhan ah jiritaanka iyo ganacsiga dadka Turkiga ah wuxuuna iminka mabnuucay in kooxaha ka dhisan gudaha dalka Ruushka aysan soo iibsan karin Laacibiin Turki ah .

Madaxweyne Putin ayaa maalmo yar ka hor sidoo kale mamnuucay Qudaartii dalka Ruushka looga keeni jiray wadanka Turkiga wuxuuna yaabkii ugu dambeeyay dhigay shalay uu soo rogay in kooxaha ka dhisan dalka Ruushka aysan fasax ama tababar ku soo sameen karin gudaha dalka Turkiga .

Qeeylodhaanta iyo buuqa faraha badan ee Madaxweyne Putin ayaa ka dambeeysay ka dib markii 24-kii bishii Novembar Milatriga dalka Turkiga ay soo rideen Diyaarad dagaal oo laga leeyahay wadanka Ruushka taas oo ku soo xad gudubtay xuduuda hawada dalka Turkiga.

Shacabka dalka Turkiga oo u adkeesan waayay naceeybka faraha badan ee Madaxweyne Putin kaga imaanaya ayaa iminka waxeey bilaabeen Banaanbaxyo ka dhan ah madaxweyne Putin kuwaas oo u bixiyay Sheeydaankii Dilaaga ahaa (Katil Putin) !!








FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada