Ha Isku Daawan Hadii Aad Xamili karin:- Daacish oo Sixirole Seef Qoorta Kaga Goyneysa

Ha Isku Daawan Hadii Aad Xamili karin:- Daacish oo Sixirole Seef Qoorta Kaga Goyneysa

daajis.com:- Ururka ISIS ee ka dagaalama dalalka Syria iyo Iraq, oo horay usoo bandhigay dhowr muuqaal oo argagax leh, ayaa markaana soo bandhigay Iyagoo meel Laami ah Qoorta Seef kaga gooynaya nin ay ku eedeeyeen inuu yahay Sixiroole.

Qoor goyntan ay ISIS ku fulisay ninkaan ay ku eedeeyeen Saaxirnimada, ayaa ka dhacday qeyb kamid ah dalka Iraq oo ay kooxdu maamusho, waxaana daawanayay falkan Boqolaal Caruur iyo Haween ah.

ISIS ayaa horay xukuno ad adag oo sidaanoo kale ah ugu riday shaqsiyaad ay ku eedeysay Basaasnimo,xatooyo iyo Qowmu Luudnimo.

Halkaan ka daawo Sawirada:
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:11 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada