Video: Gabadh Soomaaliyeed oo Feedh dhulka ku dhigtay gabadh cadaan ah oo Xijaabkeeda wax ka sheegtay (DAAWO)

Video: Gabadh Soomaaliyeed oo Feedh dhulka ku dhigtay gabadh cadaan ah oo Xijaabkeeda wax ka sheegtay (DAAWO)

daajis.com:- Gabadh Soomaaliyeed ayaa u adkeesan weeysay caayda iyo aflagaadada kaga imaan jirtay maalin walba gabadh Cadaan ah oo daris la eheed taas oo baratay inay wax ka sheegto xijaabka ay xiran tahay iyo qaabka ay u labisato gabadha Soomaaliyeed .


Gabadha Soomaaliyeed oo dagaalyahanad ah ayaa madaxa ka garaacday gabadhii Cadaanka eheed waxaana si deg deg ah dhulka ugu Dhigtay Feedh, DAAWO WAXA DHACAY.

DAAWO GABADHA
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:32 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada