Arrag Sawir qosol badan Gebra iyo Faarax C/qaadir oo Madaxweynayaal cusub noqon doona

Arrag Sawir qosol badan Gebra iyo Faarax C/qaadir oo Madaxweynayaal cusub noqon doona

daajis.com:- Sawirkaani ayaa lagu muujiyay suuragalnimada in Xildhibaan Faarax C/qaadir uu noqdo Madaxweynaha maamulka cusub ee loo dhisaayo Gobolada Hiiraan iyo Sh/Dhexe.

Ololaha Faarax lagu gaarsiin lahaa Kursiga maamulka cusub ayaa waxaa ka qeybqaadanaaya Madaxda Qaranka kuwooda ku mabda’a ah Faarax iyo Dowlada Ethiopia oo uu wakiil arrintaasi uga Gen Gebra oo fara adag ku haya Siyaasada dalka.

Gebra ayaa qudhiisa haminaaya in Somalia uu ka noqdo Madaxweynaha soo socda waa haddii ay rumowdo riyada Faarax C/qaadir looga dhigaayo Madaxweynaha Maamulka cusub ee dhawaan loo dhisaayo Gobolada Hiiraan iyo Sh/Dhexe.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:10 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada