Daawo: Cabdiwali Gaas oo gacanta ula Tagay Madax dhaqmeed & Dooxa-joog oo ka waramaya wixii dhacay (Waraysi)

Daawo: Cabdiwali Gaas oo gacanta ula Tagay Madax dhaqmeed & Dooxa-joog oo ka waramaya wixii dhacay (Waraysi)

daajis.com:- Siyaasi Faarax Maxamuud Dooxa Joog ayaa si qoto dheer uga hadlay Gacan ka hadal iyo Aflagaado Madaxwaynaha Puntland  Cabdiwali Gaas uu ku qaaday Beeldaaje Ismaaciil Beeldaaje Yaasiin, oo kamida   Isimada Gobolka Bari, Wuxuuna  Siyaasi Dooxa joog  si dhaba u sheegay in Bulshada Gobolka Bari ay talaabo cad qaadi doonaan, Isagoo ka waramay sidii wax u dhaceen.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada