daajis.com:- Taageerayaasha Kooxda Kubada cagta Manchester United ayaa baraha bulshada Waxa ay ku weerareen Kabtanka Xulka England iyo Man United Wayne Rooneey.
Wayne Rooneey ayaa sababta lagu Weeraray Waxa ay tahay kadib markii uu Codkiisa Kaalinta Koowaad siiyey Xidiga Barcelona ee Lionel Messi Waxaana ay doonayeen in uu u Codeeyo Cristiano Ronaldo.
Qaar kamid ah Taageerayaasha Manchester United ayaa ku dhaleeceeyey Rooneey in uusan dooneyn in Ronaldo ku soo laabto kooxdooda sababtoo Waxaad kacabsanaysaa ayey qoreen in uu kaala Wareego Xidinimada iyo Kabtan nimada intaba.
Wayne Rooneeey ayaa u codeeyey Messi in uu yahay Laacibka ugu Fiican caalamka Xili uu dhawaan shaaciyey Roanldo in uu ku Riyoonayo in uu markale kagarab dheelo Xidiga Man United iyo England.





_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 02:00 and have
, Published at