Daawo: Dawlada Somalia oo gaadiid ku wareejisay Galmudug

Daawo: Dawlada Somalia oo gaadiid ku wareejisay Galmudug

daajis.com:- Dawlada Soomaaliya ayaa Maamulka Galmudug ku wareejisay Gaadiid loogu Talagalay Ciidamada Amniga, Waxaana la sheegay in loo qaybin doono deegaanada Ciidamada Booliska Degmooyinka Caabudwaaq iyo Cadaado.

Wasiirka Amniga ee Maamulkaasi Cismaan Ciise Nuur Taardhuleed ayaa sheegay inay talaabadan ku muujinayaan dib u dhiska Ciidamada Gobolada Galgaduud iyo Mudug isaga oo kaga mahadceliyay Dowladda Soomaaliya talaabada ay ku gacan siineyso Ciidamada Booliska Galmudug,

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada