daajis.com:- Markii ugu horeysay taariikhda, waxaa baarlamaanka Holland loo doortay haweeney kasoo jeeda dalka Marocco, oo lagu magacaabo Khadija Arib. Waxayna horay u aheyd guddoomiye kuxigeenka labaad ee golaha wakiilada Holland, waxayna ka tirsaneyd xisbiga shaqaalaha PvdA.
Haweeney ku guuleysatay cod bixin loo qaaday iyada iyo ninkii la tamayay ayaa waxaa si naxdin leh ugu hadlay hoggaamiyaha xisbiga PVV ee ku caan baxay Muslim naceybka iyo Maroccaanka Geert Wilders oo hal ku dhigiisu yahay “Meer of minder Marokkanen” oo macnaheedu tahay tiro yar ama wax badan, taasoo ula jeedo haddii uu guuleysto in uu ciribtiri doono Marookaanka.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 22:30 and have
, Published at