Daawo Layaabka:- Waxaa uu Isku Riday Xabad Qori Biyaha Dhexdooda (Si'uu u Tijaabiyo Teori Fisika).

Daawo Layaabka:- Waxaa uu Isku Riday Xabad Qori Biyaha Dhexdooda (Si'uu u Tijaabiyo Teori Fisika).

daajis.com:- Waligaa ma araktay markaad baranaysi fisikada waxyaabo halis ah nin la yiraahdo  Andreas Wahl, ayaa waxaa uu sameeyay wax halis giliyay noloshiisa si uu u ogaado cilmi baaris uu sameeynayay taas oo ah in hadii xalada qoriga Sneper-ka ah biyo laga dhax rida xawaaraha ay jari karto.
ninkaan ayaa waxaa uu ku guuleystay tijaabadiisii ama isku taykiisii taa oo ah inuu asiga oo ku dhex jara baraakta lagu qabeysto uu isku riday xabadii.

markii ay dhacday xabada waxaa la arkayay iyada oo aan gaarin mr.  Andreas Wahl, oo sagxata hoose ee baraagta ku soo dhacday .
taas oo la ogaadan in xawaaraha ay ku socoda xabada marka laga ridayo banaanka aay aad ugu dheertahay marka biyaha laga dhaxridayo.
taas oo cadeysay xajmiga ama abooda ay leeyahiin biyaha.
Halkaan Hoose ka Daawo Muuqaalka



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 11:12 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada