daajis.com:-Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminaayo, ayaa gaaray magaalada Eldoret ee dalka Kenya, halkaasi oo lagu wado in maanta ay ka dhacdo aas qaran iyo baroor diiq loo sameynayo askartii Kenya ee Al-Shabaab kaga dishay deegaanka Ceelcadde ee gobolka Gedo.
Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee magaalada Eldoret ku soo dhaweeyay Madaxweyne kuxigeenka Kenya William Rutto.
Dhanka kale, waxaa munaasabadaan baroor diiqda ah ka qeybgalaya Madaxweynaha dalka Nigeria Muhammadu Buhari iyo madax kale.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK._____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 18:17 and have


