daajis.com:- Ayaan Cali waa gabar Soomaaliyeed oo ku nool magaalada Ottowa ee dalka Canada, waxay indha sarcaad iyo boojo ku riday saxaafadda dalkaasi iyo dad fara badan, iyadoo iska dhigtay fannaanada caanka ah ee Rihana.
Koox la jileysay oo iska dhigayay ilaalayaasheeda “bodyguard” ayaa dadka ka celinayay iyo wariyeyaal doonayay in ay sawirro wanaagsan ka qaataan, waxaana kusoo xoomay dadkii si ay ula galaan sawirro.
Halkaan ka daawo:
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK._____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 19:00 and have
