DAAWO Muuqaal Layaab leh;- Wiil calooshiisa laga soo bixiyay wax la yaab leh

DAAWO Muuqaal Layaab leh;- Wiil calooshiisa laga soo bixiyay wax la yaab leh

daajis.com:-vNarendra Kumar, waa 18 jir u dhashay dalka India, waxa uu mudo la xanuunsanayay wax Caloosha kaa jiray oo uusan ogeyn waxa ay yihiin dhab ahaantii.

Wiilkan oo shalay qaliin ay ku sameeyeen dhaqaatiir u dhalatay India, ayaa waxay kasoo saareen wax u eg madax dadeed, Tin iyo Ilko isku dhegan.

Dhaqaatiirta, ayaa Mailonline u sheegay in waxaan ay ahaayeen wax la korayay Narendra Kumar.


Waxyaabahan laga soo saaray caloosha Narendra oo ka kooban lafo isu tegay, Tin iyo Ilko, ayaa culeyskooda waxaa lagu sheegay 2.5kg.

Narendra Kumar, ayaa kahor intii aanan qaliinka lagu sameeynin, waxa ay calooshiisa u koreysay sidii Haweeneey Uur leh oo kale, waxaana uu dareemi jiray xanuun farabadan.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:16 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada