Warbixin VOA: Siilaanyo oo ka qayliyey TAAGEERADA Dawlada Soomaaliya ee Khaatumo State iyo Maakhir ! (MAQAL)

Warbixin VOA: Siilaanyo oo ka qayliyey TAAGEERADA Dawlada Soomaaliya ee Khaatumo State iyo Maakhir ! (MAQAL)

daajis.com:- Hogaamiyaha maamulka Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Silaanyo ayaa maanta oo Isniin ah khudbad sandeed u jeediyey Golaha Wakiilada iyo Guurtida maamulka Somaliland ayaa Dawladda Faderaalka ee Soomaaliya ku eedeeyay in ay Somaliland ka wadaan arrimo ka dhan ah nabadda iyo wada jirka dadka Somaliland.

HALKAN DHEGAYSO WARBIXIN


Siilaanyo ma uusan shaacin waxay yihiin dadka uu sheegay inay dowladda Soomaaliya soo abaabushay, Hasayeeshee dadka Falan-qeeya arimaha siyaasada ayaa sheegay inuu siwayn uga cadhooday taageerada Dawlada Soomaaliya ku aadan in la balaadhiyo maamulka Khaatumo.

Hogaamiye Axmed Siilaanyo ayaa ku caanbaxay Xaasidnimo iyo Dagaal, Iyadoona uu qayb ka ahaa burburkii Dawladii dhexe ee Soomaaliya, Sidoo kalana markuu xilka ka qabtay maamulka Somaliland wuxuu dagaalo dhiig badan ku daatay ka gaystay qaybo kamid ah Gobolada Waqooyi ee Soomaaliya.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada