daajis.com:- Maamulka Gobolka banaadir ayaa Muddo 15 Cisho Gudahood ah waxa uu u qabtay ganacsatada Magaalada Muqdisho iney boorarkooda ganacsi ku qoraan Afka Soomaaliga oo ay ka tiraan Afafka qalaad sida English.
Maamulka Gobolka banaadir ayaa amarkaan faray iney fuliyaan dhamaan Gudoomiyeyaasha Degmooyinka Gobolka banaadir.
Afhayeenka maamulka Gobolka Banaadir C/fitaax Cumar Xalane oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in ay ka dhabeynayaan amarkaan.
Hoos ka Daawo Muuqaalka:-
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 09:00 and have
