DAAWO: Ninka Ugu Nasiibka badan iyo Naxdinta Aduunka (VIDEO)

DAAWO: Ninka Ugu Nasiibka badan iyo Naxdinta Aduunka (VIDEO)

daajis.com:- Daawo waxa qabsaday nin damcay inuu duurka baaskiil ku soo wado, Arintan ayaa waxa ay qabsatay arday u dhashay dalka maraykanka oo ku nool magaalada ama Gobolka lagu magacaabo British Colombia ee dalka Maraykanka.

Ardaygan ayaa waxyar iyo nasiib fara badab uga fakaday oorsandan/Bear-tan kadib markii uu baaskiilkiisa geeyay marshada meeshii ugu danbeysay.

Halkaan Hoose ka Daawo


Ninkan ayaa maalinkaasi watay/xirnaa kaamarada madaxa lagu xirto ee Go-pro-ga loo yaqaan.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada