daajis.com:- Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamijka Qubanaha VOA-da oo Tododbaadkan ay soo jeedinayaan Cabdiraxmaan Xuseen Furre iyo Sahra Cabdi Axmed.
Barnaamijka ayaa waxaa lagu soo qaatay Qaybtiisa hore Warbixino Xiiso badan oo la xidhiidha Soomaaliya iyo Sanadkii Tagay ee 2015-ka, Sidoo kalana waxaa qayb ka ah Nasashada oo ay marti ku yihiin Fanaaniinta Marysan Mursal, Hodan Cabdiraxmaan iyo Maxamed BK.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 18:00 and have
, Published at