Daawo: Faysal Waraabe oo ka qayliyey Go’aanka QM iyo Qorshaha uu doonayo Inuu Sool iyo Sanaag uga Gado Xisbigii Lagu kala tagay ee UCID

Daawo: Faysal Waraabe oo ka qayliyey Go’aanka QM iyo Qorshaha uu doonayo Inuu Sool iyo Sanaag uga Gado Xisbigii Lagu kala tagay ee UCID

daajis.com:- Faysal Cali Waraabe oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeisa ayaa ka qayliyey Talaabada Haayadaha Qaramada Midoobay ay ka qaateen maamulka Hargeisa, Wuxuu sheegay in looga baahan inay weerar dhinaca Siyaada Arimmaha debeda ah ay qaadaan, Wuxuuna sheegay inay Seexdeen.

Sidoo kale Faysal waraabe ayaa ka hadlay qorshe uu doonayo inuu Xisbigiisii Fashilmay Taageero uga Helo Deegaanada SSC oo waqti hore ka tashaday maamulka Hargeisa.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA 
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada