DAAWO Video: Binti Cumar Gacal oo ka Xumaatay Inay wax ka Riday DAWLADII Siyaad Bare, Kaftankeeda ABGAAL Iyo Ogaadeen, iyo Heestii ay ku caanbaxay

DAAWO Video: Binti Cumar Gacal oo ka Xumaatay Inay wax ka Riday DAWLADII Siyaad Bare, Kaftankeeda ABGAAL Iyo Ogaadeen, iyo Heestii ay ku caanbaxay

daajis.com:- Fanaanada Soomaaliyeed ee Binti Cumar Gacal oo ku sugan hada magaalada Muqdisho ayaa ka warantay  waxay ku xasuusato Dawladii dhexe ee Soomaaliya, Waxayna sidoo kale Qiratay inay qayb ka ahayd dadkii taageeray dawlad la’aanta, waxayna sheegtay in Dawlad xumi ay ka wanaagsan tahay Dawlad la’aanta.


Dhinaca kale waxay kula Kaftantay Gabadh dhinaceeda Fadhiday oo sheegtay inaysan Aqoon Wadaniyadu waxay tahay, “Inay adag tahay sida wax looga dhaadhiciyo Abgaal iyo Ogaadeen” Ugu danbayntii waxay meesha ka qaaday Heesteedii ay ku caanbaxday  ee BIXISO “Hadaan Bogsadoo  ka raysto sidaan uga booday Caashaqa, Hadaan nin danbe u baroorto, Hadaan baxsanoow idhaahdo Balaayaba ha iga Raacdo”
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada