WARAYSI: Maamulaha Hotel Jazeera ee Muqdisho oo ah Nin Kenyan ah (Daawo)

WARAYSI: Maamulaha Hotel Jazeera ee Muqdisho oo ah Nin Kenyan ah (Daawo)

daajis.com:- Maamulaha Hotel Jazeera ee magaalada Muqdisho oo ah nin Kenyan ah ayaa waxaa lagu magacaa Justus Kisaulu, waxuuna ka sheekeeyay markii ugu horeysay ee uu Soomaaliya yimid sida ay xaaladu ahay iyo isbedelada ku soo kordhay Caasimadda Muqdisho tan iyo intii uu dalka joogay.


Justus ayaa sheegay inuu dalka Soomaaliya yimid bilawgii sanadka 2011-dii, waxa uuna sheegay in waqtigaasi magaalada Muqdisho ay ahayd meel laga qaxay oo cidlo ah, magaaladana aysan lahayn buuyiri koronto quwad leh iyo biyo nadiif ah iyo hoteelo lagu soo dhawayn karo dublomaasiyiinta iyo maalqabeenada doonaya inay magaaladani yimaadaan. Markaas ayaan ogaaday buuyiri in halkani ay taalo shaqo badan iyo Fursad qaali ah oo aan la dhaafi karin.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada