Dhegayso: Barnaamijka Faaqidaada Iyo Islaam Nacayb ka jira dalka Mareykanka

Dhegayso: Barnaamijka Faaqidaada Iyo Islaam Nacayb ka jira dalka Mareykanka

daajis.com:- Tan iyo weerarkii ka dhacay magaalada Paris ee dalka France iyo weerarkii San Bernardino ee gobolka California ee dalka Mareykanka, waxaa dalka Mareykanka kusoo kordhayey ficillada ka dhanka ah ee lala beegsanayo goobaha muslimiinta, sida masaajidada.


Ficilladan Islaam naceybka ah ayaa sii kordhay markii musharaxa madaxweynaha Mareykanka ee xisbiga Jamhuuriga Donald Trump uu ku baaqay in muslimiinta laga mamnuuco inay soo galaan Mareykanka.

Haddaba barnaamijka faaqidaadda toddobaadka ayaan ku eegeynaa sababaha arrintan ugu wacan. Waxaaa soo jeedinaya Haaruun Macruuf.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada