DAAWO VIDEO: Gudoomiyihii Kooxda Qaylo-dhaan oo maanta loo dhaariyey Baarlamaanka Soomaaliya (Warbixin)

DAAWO VIDEO: Gudoomiyihii Kooxda Qaylo-dhaan oo maanta loo dhaariyey Baarlamaanka Soomaaliya (Warbixin)

daajis.com:- Gudoomiyaha Kooxda Fanaaniinta ee Qeylo Dhaan Cabdi Shire Jaamac Cayaar-Jecel ayaa maanta kamid noqday Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya , kadib markii lagu badalay xildhibaan hore oo isaga tagay shaqada.


Mudane Cayaar Jecel iyo Xildhibaan kale ayaa maanta lagu hordhaariayy fadhiga Baarlamaanka Soomaaliya, kuwaa oo badalay Xildhibaan geeriyooday iyo Xildhibaan kale uu isaga tagay kamid ahaanshaha Baarlamaanka Soomaaliya.

HALKAN KA DAAWO VIDEO


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada