daajis.com:- Madaxwaynaha maamulka Puntland Cabdiwali Gaas ayaa waxaa la waydiiyey Balan qaadyadii Fashilmay ee uu doorashada ku galay Gaar ahaan magaalada Laascaanood? Wuxuuna ku Jawaabay “Puntland way ka go’antahay inay cadowgeeda ka ilaaliso inuu kusoo Xad gudbo Xaduudeeda” Waxaana dadku is waydiinayaan halkuu Xuduuda u arko.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Dhinaca kale waxaa la waydiiyey Su’aal ku aadan maamul dhowaan looga dhowaaqay Bakool, Waxaana la waydiiyey Sababta ay ku kala duwan yihiin Rabitaanka Shacabka Bakool iyo Rabitaanka Bulshada deegaanada Sool, Sanaag iyo Cayn ?
Cabdiwali Gaas ayaa sidoo kale waxaa la waydiiyey Kulankii ku dhexmaray magaalada Muqdisho Madaxwaynaha maamulka Khaatumo Cali Khaliif Galaydh iyo Sidoo kale Shirarka madaxda Soomaalida mudooyinkii ugu danbeeyay ay ku Jaah-wareersanaayeen ee Hiigsiga 2016-ka.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 23:30 and have
