daajis.com:- Munaasibadan oo si heersare ay loo soo agasimay, ayaa waxay ahayd mid lagu xusayay sanadguuradii 4aad ee Khatumo State of Somalia , waxaa kasoo qayb galay Jaaliyadaha somaliyed ee ku kalanool wadamada yurub ilaa qaarada America.
Waxaa halkaa ka hadlay masuuliyin kala duwan oo uu ugu horeeyay Gudoomiyaha guud ee Jaliyada Belgium Mudane Maxamed Cige, waxa sidoo kale xafladaas qayb ka ah maamul goboleedyada kala duwan ee somalia Sida maamul goboleedka Awdal oo ka jogay Madaxwayna ku xigenka Mudane Cwaale, Maamul goboledyada Galmudug iyo Jubaland.
Xafladan oo sida dhabta ah ay iska kaahsaden qaban qaabadeedii labada wadan ee Holand iyo Belgium laguna qabtay magaalada Antwerpan ee wadanka Belgium ayaa ahayd mid taariikh ku reebi doonta dhamaan umadii soomaliyeed ee halkaa isugu timid.
HALKAN KA DAAWO QAYB KA MID AH MUUQAALKA
Waxaana sidoo kale goobtaasi lagu soo bandhigay Suugaan kala duwan oo ka turjumaysa wadaniyada iyo qiimaha ay leedahaya.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK._____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 23:00 and have
