Madaxweyne Xasan Sheekh oo saxiixay sharciga Saxaafadda

Madaxweyne Xasan Sheekh oo saxiixay sharciga Saxaafadda

daajis.com:- Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay sharciga Saxaafadda, kaasoo 28-kii bishii December ee sanadkii hore 2015 ay meel mariyeen Xildhibaanada Baarlamaanka, iyadoo sharcigan uu soo maray marxalado kala duwan.

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaya ayaa lagu sheegay in sharcigan uu dhaqan galayo xilliga uu Madaxweynaha saxiixo, iyadoo maalintii shalay oo taariikhda ku beegneyd 9 Janaayo 2016 si rasmi ah Madaxweynuhu u saxiixay.

Hadaba wareegtada Madaxweynaha uu ku saxiixay sharciga Saxaafadda oo nuqul ka mid ah ay heshay daajis.com halkan hoose ka akhriso:-
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada