daajis.com:- Hay'adda NISA ayaa sheegtay inay qabteen ninkii hoggaaminayay weerarkii lagu qaaday maqaayadda iyo hotel-ka ku yaalla Xeebta Liido. Ugu yaraan 5 qof ayaa ku dhintay weerarkaasi.
Hay'adda nabadsugida qaranka ayaa VOA u sheegtay in la dilay inta badan maleeshiyadi weerarka geysatay, dhammaana la soo bad-baadiyay dadkii ku jiray maqaayadda weerarka lagu qaaday.
Ninka la qabtay ayaa wararku sheegayaa inuu yahay nin "muhiim" ah, oo loo baadigoobayay weerar hore oo lagu qaaday hotel ku yaalla magaalada Muqdisho.
Daawo Muuqaalka weerarkii Xeebta Liido.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK._____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 09:37 and have
