daajis.com:- Nin Sheekh shiicada iiraan ka mid ah oo lagu magacaabo Naasir Makaarim Shiiraazi wuxuu yiri dowladaha xiirka noo jaray iyagoo taageeraya boqortooyada sacuudiga waa dowlado taag daran, waxay inoo soo noqon doonaan iyagoo na tuugaya, kuwaas oo ah baxrain sudaan jabuuti somalia comoroc.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 21:51 and have

