Sweden oo adkeneysa xuduudka ay la wadaagto Denmark

Sweden oo adkeneysa xuduudka ay la wadaagto Denmark

daajis.com:-  Dowladda Sweden ayaa laga billaabo maanta waxa ay soo rogtay sharciyo cusub oo lagula soconayo dadka isaga gudbaya xudduudda ay la leedahay Denmark, kaddib qul-qulkii xad-dhaafka ahaa ee muhaajiriintu ku galayeen dalalkaasi.

Saraakiisha socdaalka iyo laamaha kale ee ammaanka ayaa baari doona sharciyada rakaabka isticmaalaya tareenada, basaska iyo doomaha u kala gooshaya dalalka Denmark iyo Sweden.

Tallaabadani cusub ayaa carqaladayn doonta hannaanka xuduudaha furan ee labadani dal ka dhaxeysay tan iyo daba-yaaqadii 1950-kii.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 14:18 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada