daajis.com:- Madaxwaynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa maanta kormeer kutagay xarumaha ciidamada Jubaland iyo kuwa SNA ee ku yaala duleedka magaalada Kismaayo.
Madaxwayne Axmed Madoobe oo ka halkaasi kasoo jeediyey hadal kooban ayaa ciidamada u sheegay inay isku diyaariyaan inay badalaan ciidamada AMISOM, iyo sidoo kale howl-galka ay ku hanan doonaan deegaanada ka maqan maamulka Jubuland.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 22:00 and have
