Video: Cabdikariin guuleed oo jeediyey Hadal ka duwan midkii Cabdi wali Gaas, “Marnaba ma aqbali doonno Sedbursi”

Video: Cabdikariin guuleed oo jeediyey Hadal ka duwan midkii Cabdi wali Gaas, “Marnaba ma aqbali doonno Sedbursi”

daajis.com:- Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed oo maanta dib ugu laabtay magaalada Cadaado ee xarunta maamulkiisa ayaa sheegay in shirkii Kismaayo ee Madasha Qaran horumar laga gaaray, isaguna uu aamisan yahay in guul lagu gaari doono wadahadalka soo socda.


Wuxuu ku adkeystay in loo baahan yahay in dalka tirakoob ka dhaco oo ciddii is leh inay iyadu dadka ugu badan tahay markaas ay markaas ay soo bixi doonto.

“Inta laga gaaraya tirakoob waan in sidii hore lagu socdaa, dadkii is leh inay sed bursi helaan waxaan leeyahay taasi suuragal maaha…” ayuu yiri Madaxweynaha Galmduug oo ka mid ahaa madaxda ku dhegan in 4.5 lagu qeybiyo labada aqal ee Baarlamaanka.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada